alaalayaal ila Daawada Filinkan Gaaban!
DAREENKA JACAYLKA
Tacsi Tiiraanyo Leh Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile
Gardarriyaa Intaan adiga kugu gooniyaa geed hadaan la hadlo Ama aan gawaan qodayo may gama'sanaateene Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma yeeleene Gardariyaa maxaan Hodan Cabdaay kaaga go'i waayey
Ama aan gawaan qodayo may gama'sanaateene
Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma yeeleene
Gardariyaa maxaan Hodan Cabdaay kaaga go'i waayey
Jacaylka ka dhaxeeya waalida iyo awlaadiisa
Jecelku waa wxa ugu qaalisan ee laba qof ka dhexeeya, inata badanna keenaa kalsoonida iyo wax isu huridda, labada qof ee ugu horeeyaan iney jacayl iyo kalgacaylaba abuuraa BY: C/casiis Aadan Faarx "Blacky"
United Nations Security Council - Resolution 1910 (2010) This is the new UN Security Council's resolution for Somalia for 2010.
Jaaaliyadda Australia oo maanta deeq qalab caafimaad ah soo gaarsiisay isbitaalka dhexe ee Degmada Garoowe.
Waxaa maanta gudaha Isbitaalka weyn ee degmada Garoowe si rasmi ah loosoo
Faallo:Mudaharadka Kenya iyo tuhunka somalida laga qabo+ raafka shacbaka somalida!
waxaa ayaantaan ka,jirtay wadanka Kenya arrimo dhibatooyin ah oo u dhaxeeya muslimiinta dagan wadankan Kenya By:hajir adam xusien
Soomaalida aan ka dhalanay inta Badan waxay u egyihiin in ay ka maqantahay BY:W/Q: Maxamed Faarax Cali (Duurgal)
Soomaaliyeed oo looga dhawaaqay magaalada Muqdisho- Hotelka Bakiin ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta looga dhawaaqay urur cusub oo saxaafadeed, kaasoo lagu magacaabo Ururka warbaahinta
Guushii Xulka Soomaaliya ay gaareen waa mid ay u qalmeen Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeybgalaya isreebreebka koobka CHAN ayaa garoonka Guleed ee magaalada Jabuuti
Sadiiq:- Fardawso abaayooy in muda ayaan isla soconaa oo aan is aaminay anigu madoonaayo in waalidkaa qalad kaa fahmo ee abaayoy aan waalidkaa ka doonto oo aan is guursano By: Aweys Abuukar (All Xikaaya)
Yaa Innagga hor taagan Nabbadda!!? Intaan garasho soo yeeshayba waxaan maqlayay, hebel wuu dhintay, oo yaa dilay, Aano qabiil ayaa loo dilay oo qabiilkiisa
Salaan kabacdi waxaan Qormadan Ciwaan ugadhigay (LAAYADIIRU SHAATA SALKHUHAA BACDA DABXIHAA) Laxda haraga oo laga bixiyaa dhib kumahayso marhadii lagowracay