E-mail

Uma Xasan oo kafaale qaadey nolosha labo hablood oo ku nool Hargeysa oo dhibaatadooda 2010 lagu soo bandhigey webka www.4somaliwomen.com



Uma Xasan oo ku nool dalka Sacuudiga oo kafaale qaadey laba hablood oo yaryar isla markaana ku nool magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa iyadoo la soo xiriirtey xafiiska www.4somaliwomen.com/SWACRO sheegtey in hablahaasi yar yar ay iyadu kafaale qaadey noloshooda, oo cidii kaloo rabtaa inay saacido ay wax u qaban karto.
sanadkii 2010 ayey aheyd waqtigii wakiilka SWACRO/www.4somaliwomen.com ee Hargeysa oo banaanka soo dhigey dhibaatada hablahaasi yar yar.
sida ay ii sheegtey Uma Xasan oo ah hooyada kafaala qaadey nolosha caruurtaasi ayaa tiri, Alxamdulilaah ilaah ayaa nagu guuleeyey inaanu helno dhaqaalihii aan caruurtaasi guri igu dhisi laheyn iyo agabkii kale ee nolosha oo ay u baahnaayeen.
haddaba sida ay sheegtey Uma Xasan cidii dooneysaa wey kaalmeyn kartaa ubadkaasi, balse baahidii ugu muhiimsanaa oo ay u baahnaayeen ayey sheegtey Uma Xasan inay iyadu dusha saaratey.
ilaah haka abaal mariyo, hadii aynu nahay maamulka iyo shaqaalaha webkaani
4somaliwomen.com waxaynu u mahadcelineynaa dhamaan cid walboo wax u qabata dadkeena ku dhibaateesan aduunyada daafaheeda.
W/Qortey
Yasmin Mayow Maxamed
Email:  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Phone No:- 0025261-5590407
00252699-410004
Somalia -------- Mogadishu. 

Tell: 002522+4083333 

Email:
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com

 

Comments  

 
0 #1 Test Comment 2013-01-04 05:30
Testing now :)
Quote
 
 
0 #2 Test Comment 2013-01-04 05:30
:sigh: :-x :o :cry: :-* :-| 8)
Quote
 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg