dollar jacayl gabay waa sheeko dhab ah koo ku dhacday gabar soomaaliyeed
sanadkii 2003 ayaa gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo faa,isa waxaa ay ka safartay magaalada muqdisho iyada oo u hayaantay xero qaxooti oo ku taal dalka kenya oo lagu qabay gabar walaasheed ah oo ka weyn oo lgu magacaabo filsan
falis waxaa ay u timid xerada in ay caawiso walaasheed oo xaamilo ah hase ahaatee waxaana ay maalin aaday meel xerada afkeeda ah oo lagu bixinayay caawimaad sida ay inoogu warantay
waxaa ay ku baratay meeshii raashinka ka doontay wiil lagu magacaabo faa,is oo isagu daganaa xerada isla markaasna u doontay meesha si,uu uga soo qaato raashinka la bixinayo
salaan iyo is bariidin ka dib faa,is waxaa uu raashinkii la soo qaaday gabadhii faa,sio ahayd oo aanan markaas haynin cid la qaado alaabta waxaana caawiyay ninkii ahaa faa,is waxaa ay yimaadeen gurigii waxaa ay u soo shubtay shaah aan cadeysnayn waayo meeshu waa xero qaxooti reer kuna ma ahan kuwa awooda hawshan
faa,iso waxaa ay sheekeesanayeen ninkii faa,is ahaa in ka badan 3 bilood oo ay ahaayeen kuwa had iyo goor dhalinyaro joogleeya waxaana dhacday in ay noqdeen kuwo aanan kala maarmin
waxaa dhacday maalin danbe in faa,isa ay aaday magaalada nairobi si ay u soo booqato qaraabadeeda oo qaar kood ku sugnaa magaaladaas waxaa ay si lama filaan ah uga soo baxday xeradii waxaana ay aaday goobtii ay ka raacaysay gaariga hase ahaatee waxaa ay ku kulmeen ninkii faa,is ahaa! Alla ma faa,isaa abaayo xagee u socotaa maxaa doonaysaa waxaa yiri ninkii faa,is ahaa
waxaa ay ku jawaabtay aboowe waxaan aadayaa magaalada nairobi waxaan ka doonanayaa alaab aan rabo inaan ku iiiyo xerada waxaana si kadis ah u dhaqaaqay gaarigii faa,is waxaa uu qaaday wareer waxaana ku timid arin amakaad ah oo uu ku hakin waayay maankiisa
maxaa xigi doona ? masoo laaban doontaa? ma dhab baa in ay u doonatay Allaab ay iibiso la soco qaybta labaad ee sheekada kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com |





































Comments