Cabitaanka Bunka (Kafeega) oo dheereeya cimrigaCabitaanka Bunka (Kafeega) oo dheereeya cimriga Cilimi baadhis lagu sameeyey 400 000 (afar boqol oo kun) oo iskugu jira rag iyo dumar da’doodu u dhaxayso 50-71 jir oo bunka aad u caba waxa lagu ogaaday in ay dadka bunka cabaa ka cimri dheer yihiin 10% dadka aan cabin bunka, waxaan xiisu leh marka uu bato cabitaankaaga bunku waxa sii yaraanaya in aad hore u dhimato cabitaanka badan ee bunka waxa loo jeedaa 4-5 koob oo bun ah maalintii. W/qoray Leyla osman
kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com |




































