E-mail

Kooxo hubeysan ayaa dhaawac ugu geystay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariifka oo ka mid ah wariyeyaasha u shaqeeya Idaacadda Bar-kulan ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wariye Maxamed Shariifka ayaa kooxaha weeraray oo ku hubeysnaa bastoolado waxa ay fiidnimadii caawa ku weerareen meel ku dhow isgoyska degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho halkaasi oo dhaawac ay ugu geysteen waxaana dhaawiciisa loola cararay Isbitaalka Madiina.

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com

 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg