|
Bilicdii Muqdisho oo soo Noqotay.
Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan u Muuqaneysa mid kasoo kabsaneysa Mugdigii iyo dhibaatooyinkii la dagay in ka badan 20-Sano oo Magaalada ay marti u aheed Dagaalo dhiig badan ku daatay.
kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com |
Add comment






































