E-mail

Ururka Horamarinta Nabada iyo Dhisitanka Bulshada Somaaliyeed Waxuu   TAAGEERO IYO SOO DHAWEYN u dirayaa  MUSHARAXA musharaxa

 

madaxtimada dalka somaliya  xiligan Dr. cabdiraxmaan macalim cabdullahi (baadiyow)  sidaas daraadeed  hadii aan nahay  ururka horamarinta nabada waxaan  u aragnaa dr abdiraxman  shakhsi  xilgaan mudan taageero iyo hiil  waanah kan dalka iyo dadka ka saari karah marxaladan adag  ee manta dalku ku jiroh dibna usoo celinkara  sharaftii iyo qaranimadii luntay ee soomaliya  waxuunah ururka dr abdiraxman  u rajeynayaa guul . amiiiiiiiiiiiiiin

mahadsanadin .

gudomiyaha ururka  mr  abdiraxman jamac barre

c/o cairo . email:   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg