E-mail

TACSIDDA-XILDHIBAAN-MAXAMUUD CABDI NUUR GADHWEYNE.

 

Geeridu waa xaq-aduunkana cidi kuma waareeyso-

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimada iyo Cadaalada
Codka Muwaadinka Wadniga ah(Diintiisa,Dalkiisa iyo Dadkiisa
Jaceyl)Codka somaalida xorta ah damiirka nool,dareenka iyo
dadnimadda leh-waxaan halkan Tacsi tiiraanyadeeda leh kuna
Saabsan dilka naxdiintiisa leh gardarada ah fuleeynimadu ka
dameeyso iyo ugaarsiga shakahsiyaadka qiimaha ku fadhiya oo
sida joogtada ah loogu bar tilmaansanaayo-dilka qaraxaah
loogu dilay-Xildhibaan-Wasiirkii Hore Ganacsiga Xukuumadii
Tayo qaran ee Ex-Ra'iisal Wasaare-Farmaajo-Marxuum-Maxamuud
Cabdi Nuur(Gadhweyne)
Wasiirkii  Ganacsiga  ee Dawladdii  Farmaajo Oo Ku Geeriyooday Qarixii Ka Dhacay Xamaweyne
Waxaan tcsiga si gaar ah ugu direeynaa qoyskii,eheladii,qaraabadii
iyo asxaabtii marxuumka(Madaxda sare Dowlada,Xildhibaanadda iyo
guud ahaanba Ummadda Somaliyeed)anagoo raxmaanka tuugeeyna inuu
Marxuumka Janadii ka waraabiyo dhamaanteena Sabir iyo Iimaan inaga
Siiyo-Aamiin,Aamiin,Aamiin.



-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,
Midnimadda iyo Cadaaladda.
-Jull-17/2012.


 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg