|
Residents in southern Somalia
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ا WARAAQ FURAN KA: Suldan Xaaji Cabdullahi Xaaji Xasan
KU: Mudane Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed Ku: Shariif Xasan Shiikh Aden Ku: Mudane C/wali Maxamed Cali Ku: Ambassador Dr. Augustine P. Mahiga Ku: Axmed Xasan Gaboobe {Ugaas Bile} Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta KU: ku simaha xeer ilaaliyaha guud Dr.Cali Maxamed Yuusuf(Cali Yare) Ku:Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dowlada KMG ah Caydiid Ilka Xanaf. Ku: Odoyaasha Dhaqanka ee Soomaaliyeed Ku: Gudiga Xalinta Qilaafaadka iyo soo xulista Baarlamaanka Cusub
Wax badan cadaalada waad ka hadasheen mujtamaca soomaaliyeedna waad ku booriseen (Alle SW) wuuw idiin hadiyadeeyay aqoonteeda (Alle SW waxa uu Quraankiisa ku yir وَلاَ يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَى أَلاَّ تَعْدِلُواْ اعْدِلُواْ هُوَ أَقْرَبُ لِلتَّقْوَى) Dhamaan Odoyaasha iyo Mudanayaalka aan kor ku soo xusnay Beesha carabta yaxye saalax oo ah beel carbeed oo soomaali ah xuquuqdii aay laheeydna dhamaan waa la duudsiyay hanoqoto oday dhaqameed ha noqoto xubnaha Baarlamaanka cusub,waxaan u baahan nahay in xuquqdeena nala siiyo tii oday dhaqameedka iyo kuraasta Baarlamaanka cusub in nagala siiyo labo kuraas taas oo aan xaq u leenahay. Shirkii Jabuuti ee carta ee lagu doortay Dowladii shikkh Shariif aniga oo ah Suldaanka Beesha Carabta Yaxye saalax Suldaan Xaaji cabdullahi Xaaji Xasan waa ka qeeyb qaatay waxaana marqaati ah rag badan oo uu ka mid yahay c/raxmaan cabdi shakuur warsame, waxaa leeygu yiri markii xamar la tago ayaa xuquuqdaada heli doontaa ilaa iyo hadana wax xuquuq ah beesha ma helin, (Alle SW ma banaynin in leeys dulmiyo maxaa yeelay xuquuqdeenii waa noola diiday, Dhamaantiin mudanayaal hada fursad ayay tani noo tahay maadaama aad tahiin dad diin leh oo mas’uul sare ah adinka ayaan idiin weeydiisanaynaa xuquuqdeenii sida aay xuquuqdooda u heleen qabaa’iilada kale ee soomaaliyeed taas oo ah mid xaq ah. Tue, 12 Jun 2012 Dr. Ambassador Augustine P. Mahiga waxaa uu qaabilay Suldaanka Beesha Suldaan xaaji cabdullahi xaji xasan iyo odoyaal kale oo la socday waxaa uuna ka balanqaaday in uu cadaaladaradaas wax ka qaban doono suldaankana uu odoyaasha dhaqanka soomaaliyeed uu ka mid noqon doono lana siin doono beesha dhamaan xuquuqda aay leedahay.
Waxaan Cabasho u gudbinay bilowgii maarso Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska william hague, sidoo kale Dowlada jabuuti, sidoo kale jaamacada carabta , sidoo kale UNDP,AMISOM Dowlada Turkishka , Madaxweynaha Uganda Musafeni, Dowlada Kenya, iyo hayadaha dowliga, ugu danbeeyntii hada waxaa u soo gudbinay Gudiga Farsamada Soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub.
Dhamaan Odoyaal iyo Mudanyaal Carabta yaxye saalax Kama tanaasuli doonaan xaqooda ilaa nagala siiyo waana sii wadi doonaa halganka aan ugu jirno sidii aan xaqeenii ku heli laheeyn sida aay u haleen qabiilada kale ee soomaaliyeed. Beeshu ma jirto cid aay wax wadaagaan ama kala dhaxeeyaan oo is qabqabsi ah waana beel xadaari ah asalkana ka soo jeeda (Mahra Yemen) kana kooban labo jilib oo kaliya kalana ah (Bin cabdalla iyo Binnaxar).
Dhamaan Odoyaal iyo Mudanyaal waxaa jiro Ugaas oo heeybtiisa ka soo jeeda qabiil kale ee soomaaliyeed oo aan aheeyn Beesha Carabta yaxye saalax oo sheeganaya, iyo dad kale oo rabaan in aay boobaan beeshu qaataana xaqeeda waa’aaqiro samaan laakiin waxaanu leenahay dadkaasi ka jooga wali beeshu weey nooshahay ee haku fadeexowinaha.
Waxaan dacwad ka nahay ninka Ugaaska sheeganayo waa (C/raxmaan shaafuli) waxaa marqaati cad lagu hayaa in beeshiisu ka soo waayay Ugaasnimo iyo kursi , waxaana suldaankiisa ah axmed jaamac xirsi oo ka soo jeeda beesha yaxar, waxaana marqaatigaas laga heli karaa qadiija maxmed diiriye oo aay ugaaskaas isku heeyb yahiin Dacwadna aay isku hayeen iyo soomalida kale ee aay ugu horeeyaan odoyaal dhaqameedka. Ugaaskaas iyo qolada ka soo jeedo magaalo kale oo aan naqaano waxa aay rabaan in aay Beeshu boobaan waxaan leenahay qolowalbo Alle SW nasab ayuu ka dhaliyay. )ياأيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير( . 1960 xuriyadii Dalka soomaaliyeed Beesha carabta yaxye saalax qeeyb weeyn ayay ka soo qeeyb qaateen xoriyadii soomaaliya, ha noqoto la dagaalankii gumeeytaha soomaaliyeed, ha noqoto sidii loo dhisi lahaa dowladnimadii, ha noqoto dib u dhiska wadanka, waxaa aay la soo shaqeeyeen dhamaan dowladahii uu dalku soo yeeshay laga soo bilaabo aden cade, c/rashiid, siyaad bare,c/mahdi,c\qaasin,c\llaahi yuusuf. Ugu danbeeyntii Waxaan halkaa Baaq cadaalad aay ku dheehan tahay aan ka dalbanaynaa anagoo ku hadlayno magaca beesha Carabta Yaxye Saalax oo ka kooban Culima Udiin, Odoyaal dhaqameed saraakiil, Dhalin yaro, Aqoon yahan,Dumar iyo caruurba. Mudanayaasha aan kor ku soo xusnay iyo odoyaasha dhaqanka dhamaantood sidii si deg deg ah suldaanka Beesha carabta yaxye saalax Suldaan Haji Abdullahi Haji Hassan loo siin lahaa xaqii suldaanimada beesha iyo waliba xildhibaanada iyo baarlamaanka cusub sidii looga qeeyb gali lahaa beesha carabta yaxye saalax. Soomaaliyeey Sida aad Ogsoon Tahiin Qabiilo Badaan oo Soomaaliyeed Ayaa Isku hoos Jiray oo wada Degnaay hadana Weeyna Kala baxeen separate. Dhamaan odoyaasha dhaqanka, Mudanayaasha aan kor ku soo xusnay iyo Soomaalida Barasho Wanaagsan haddii aadan Qabiiladaas sidaasi u kala AQoon markii hore in aay labo qabiil kala ahaayeen hada kala baro, barasho wanaagsan, dadkaasi labo qabiil ayay kala yahiin sida taariiqda ku cad.
شكرا/ Mahadsanid
تمنياتي لكم بتوفيق و نجاح سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ا SULDAANKA BEESHA CARABTA YAXYE SAALAX SULDAAN XAAJI CABDULLAHI XAAJI XASAN TEL: 252615-283092
H. E. Ambassador Augustine P. Mahiga, U.N. Special Representative and Head of the U.N. Political Office for Somalia Dear Sir, RE: A letter of complaint about denying the right representation of Arab Yahya Salah sub-clan in the Somali National Assembly. It is our intention to inform you and your good office that the Arab Yahya Salah sub-clan is not represented both Somali traditional body sitting in Mogadisho and newly sworn Somali national Assembly. When our traditional leader Sultan Hagi Abdullahi Hagi Hassan met Ambassador Dr. Augustine P. Mahiga on 12th June 2012, Mr. Mahiga told him that he instructed the technical committee to invite the Sultan to take part the activities of the Somali Traditional Body. However, that did not happen as the Technical Committee shied away their responsibilities and totally ignored the advice and instructions of the Ambassador. Sultan Hagi Abdullahi has been trying to pinpoint where the problem lies and who has been obstructing him to join and work other Somali traditional representative to choose the new members of the Somali National Assembly. He also wants, even if he was not allowed to part of the Somali Traditional Representative, to know why any of his clan members were not chosen to represent our sub-clan in the Somali National Assembly. The Arab Yahya Salah sub-clan believe that they deserve to have two of their members, who are qualified, to be representing them in the Somali National Assembly. The Arab Yahya Salah sub-clan has been the fabric of the Somali political life since 1960s; immediately after the independence throughout the military adminstaration of the late Gen. Mohamed Siyad Barre. The sub-clan originates from Yeman region of Mehra and it has only two big branches such as Bin Halane and Bin Nahar. Therefore, we the undersigned members of the Arab Yahya Salah would be grateful if you and your good office intervene to stop this humiliation and denial of basic rights of our sub-clan to be represented in the Somali National Assembly. We look forward to hearing from you. The elders of the clan Sulan Haji Abdullahi Haji Hassan c/o 00252615283092
please contact by E-mail This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
KA: Suldan Xaaji Cabdullahi 20/08/2012 Xaaji Xasan Suldaanka Beesha Carabta Yaxye Saalax سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ا Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee ugu Qeeygalayo Beesha Carabta Yaxye Saalax. Halkaan waxaan ku soo gudbinay magacyadii ka mid noqon lahaa baarlamaanka cusub ee aay Beeshu leedahay ka dib markii aay dhamaan ku heshiiyeen beeshu. ü Eng. Mohamud Hussien Haji ü Eng. Osman Hassan ü Mutucalim Ama Wariye Bashiir Cabdi

Arab Organization Yahya Saleh Residents in southern Somalia

تمنياتي لكم بتوفيق و نجاح سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ا SULDAANKA BEESHA CARABTA YAXYE SAALAX SULDAAN XAAJI CABDULLAHI XAAJI XASAN TEL: 252615-283092 |