E-mail

TACSI TIIRAANYO Leh!

Inaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun!

Haddaan nahay Maamulka 4somaliwomen.com iyo Ururka Samafalka ee SWACRO, waxaan aad iyo aad uuga naxnay dilkii gardarada ahaa ee lagu dilay Magaalada Garoowe, Sheekh Cabdulqaadir Gacameey oo Gacan ka Xakhdaran dishay. Waxaan u tacsiyadeyneynaa dhamaan eheladiisa, qaraabadiisa, culumaa-ul diinka iyo dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaana leenahay Janna Fardowsa Allaha Ka Waraabiyo, reerkiisana Samir iyo Imaan Allaha ka siiyo.

 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg