mana dhudi

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

Walaalayaal alla dartii u caawiya wiilkaam xanuunsan in illaah idiin gargaaaro

 

waa wiil jiran oo aanan heysan wax gar'gaar ah. Waxaan raadineynaa cidii daaweyn laheyd, amada u taba ruci laheyd.

waxaan dooneynaa dhaqtar in laga raadiyo meel kasta oo ka baxsan Somalia.

Xaaladiisa guud waa,

 


Waa wiil jiran oo biyo madaxa uga jiraan. Reerki dhaleyna ay kala quusteen dhaqaatiirta Somalia, oo la yiri wax looguma qaban karo wadanka gudihiisa.  Da'diisu waa 3 sano jir ma istaagi karo,socod warkiisa iskawa daayee, waxaa wiilka dhalay qoys iska tabar yar oo nolol maalmeed kood raadiya  waxa uu umuuqdaa mararka qaarkooda  nin waalan oo kale, dhaqaatiirta magaalada muqdisho ayaa sheegey in aan wiilkan somalia waxba looga qaban karin oo loo raadiyo

meelkale.

 

waxaad kala xiriiri kartaa

 

Yarka hooyadii waxaa la yiraahdaa: Farxiyo laga helo magaalada Kamsuma Tel: 5164715 ama 5557048.

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com


 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie