Walaal waxaan la iyiraadaa anwar muda ku noolaamudo Kenya Nairobi inkastoo aan hada dibada joogo marka waxa dhacday in aan aad isku jeclaanay gabar soomaaliyeed oo walaashay hadana aanu nahay isku famil lana yiraahdo Aniso marka gabadhu waxay ahay qof wanaagsan BY:Axlaam cabdidhoof 4SW
Dhegayso waraysi -Qoys Agoon ah oo guri ku gubtay degaanka dacawaleey iyo dad ku geeriyooday..walaalayaal aanu caawino qoyskaan walaaleheena.
Hay’ad kuwa Caruurta ah oo Cambaareysey Duqeymaha loo geysto Goobaha ay degen yihiin Dadka Rayidka ah Hay,ada SOCHRO, oo ah Hayad u dooda Caruurta ayaa Cambaareysey Duqemaha markasta lala beegsado Goobaha ay degen Yihiin
Yaan Maanta ku dacweeyaa dadkii dalkeena dib u dhigay? Tariikhda dalkeena markaan dib uugu laabto, waxaa ii muuqato in Nin Soomaali ah in uu Nike kaba sameynta kaga horeeyay.
Abshiro waxay ku nooleyd degmada Khalaanqal ee Gobolka Mudug, waxay ka soo jeedaa reero sabool ah, mudo laga joogo 6 sano ay ka taaheysay xanuun kalyaha iyo wareega dhabarka ah.
Jaaliyadaha qurbaha ku sugan ahna kuwa xili walbo u taagan inay taakuleeyaan dadkooda ku dhibaateesan gudaha dalka Soomaliya ayaa noqotey kuwo soo laablaabtey.4SW
DAREENKA JACAYLKA
Gardarriyaa Intaan adiga kugu gooniyaa geed hadaan la hadlo Ama aan gawaan qodayo may gama'sanaateene Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma yeeleene Gardariyaa maxaan Hodan Cabdaay kaaga go'i waayey
Ama aan gawaan qodayo may gama'sanaateene
Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma yeeleene
Gardariyaa maxaan Hodan Cabdaay kaaga go'i waayey
Jacaylka ka dhaxeeya waalida iyo awlaadiisa
Jecelku waa wxa ugu qaalisan ee laba qof ka dhexeeya, inata badanna keenaa kalsoonida iyo wax isu huridda, labada qof ee ugu horeeyaan iney jacayl iyo kalgacaylaba abuuraa BY: C/casiis Aadan Faarx "Blacky" 4SW