- Index
- » For Somalia Women
- » Ila Tali Walaal
- » salaan dhamaan bahda marnaamijka
salaan dhamaan bahda marnaamijka
salaan dhamaan bahda marnaamijka
waxaan salaan hawada usoo marinayaa salaan diiraan dhamaan bahda barnaamijka iyo inta klae oo gacan ka gaysatay salaan kadib.
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo magaciisa layiraahdo (r.j .m.))waxaan xiriir wada sameynay gabar waxaan wada soconay mudo 2 sano ah waxaan wada joognay meel ka kamid qurbaha majecli inaan magaceeda sheego raali iga noqda aad ayaan ujeclaaday waxaaan ku aaminay naftayda waxaan usheegi jiray wa walba oo ila soo soo gudbonaado iyadana sidoo kale waxay ahayd sidoo kale mudo kadib waala xiray waxay gashay xabsi mudo 9 bilod ah ayay ku jirtay waaaaan wada xiriiri jirnay intii ay xabsiga ku jiray kadib 9 bilood markay kasoo baxday waxaan ka arkay sidii aan ku ogaa si kaduwan .waxaan isku dayay inaan wax ka ogaado waxa dhacay oo badalay waxay iigu jawaabtaa waxba sidi hore ayaan kuu ahay laakin waan usabray xiriirkeeda waan badiyay inkastoo aan isku meel daganayn waxaan kala xiriiri jiray mobile keeda anigoo intaas u sabraayo wxaan kasiib dareemayaay inay maalin walba iga sii fogaanayso laakin waan jecelahay waxaas ma qiimeyn oo waan xiriiri jiray marwalba nasiibdaro maalin maalmaha kamid ah waxaa dhacay inay iska tagto xataa aydoon ii sheegin oo wadan kale safar u aado hada xiriirkeena wuuka yaryahay sidii hore mana aqaan waxaan sameeyo ila taliya walaalayaal[/b]
Re: salaan dhamaan bahda marnaamijka
Hi, I'm jimmi, greetings from pl,
___________________________________________________
bmi, alarmy gdaĆsk|monitoring gdynia|samba linux
- Index
- » For Somalia Women
- » Ila Tali Walaal
- » salaan dhamaan bahda marnaamijka

































































